BADBAADO: Halista COVID ee Maanta &Kiisaskii udambeyay ee cudurka Covid-19 iyo tirada u dhintay oo gaaraysa 1,331.(Taxanaha 11aad | daawo)

BADBAADO: Halista COVID ee Maanta &Kiisaskii udambeyay ee cudurka Covid-19 iyo tirada u dhintay  oo gaaraysa 1,331.(Taxanaha 11aad | daawo)

BARNAAMIJKA BADBAADO kala soco halista COVID ee maanta, tan imaan karta timaadada, walaaca dhakhaatiirta, dhibka dhibbanayaasha & Tirada kiisaskii ugu dambeeyay ee Puntland iyo Soomaaliya oo dhan | Taxanaha 11aad ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay, Soomalaiya cudurka Covid-19 tirada guud ee laga helay todobaadkan waxa ay gaaraysaa 23,051, halka ay u dhinteen dad gaaraya 1,331 sida ay shacisay Wasaarada Caafimaadka DFS | Hadaba halista cudurkan iyo feejignaan la’aanta dadka iyo Dowladda iyadoo lagalayo xili doorasho halis inte l’aeg ayaa loogu jiraa in uu faafo oo u soo rito dad badan.? Barnaamjka BADBAADO waxaa marti ku ah Dr. Jamaaludiin oo ka howlgala isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.

#KAICIID
#Dialogue100
#IPDC
#منصة_الحوار
#مشاريع_حوارية

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com