Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo iscasilay

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo iscasilay

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Gelle ayaa iska casilay xilkiisii.

Wasiirka ayaa ku sheegay mar uu warbaahinta la hadlay iscasilaaddiisa inay sabab u tahay kala aragti duwaanshiyo u dhaxeeyey isaga iyo raysal wasaare Xasan Cali Khayre.

Siyaasigan ayaa ka mid ahaa dowladdii Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxaana lagu tilmaamaa kuwa si’aad ah isku hayb ay u yihiin madaxwaynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, isagoona ahaa safiirkiisa wadanka Sacuudi Carabiya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com