Category: Wararka
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Inka badan sagaashan beerood oo ku yaala degmada Buuraan oo gubtay (dhegayso)
Masuuliyiin ka socdey Wasaarada Degaanka Puntland ayaa dib uga soo laabtay ka dib safar Ukuur gelida oo ay ku tageen Degmada Buraan Ee Gobolka Saaag, Wasiirudawlaha Wasaarada Deegaanka Beeraha iyo is bedelka Cimilada, Cabdi Rashiid Maxamuud Geelle oo aan waraysanay intay Kormeerka ku jireen isaga iyo Weftigisa ayaan nooga Waramay waxay soo arkeen.
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Garaad Cabdulaahi Ciid “Wada hadal ayaa looga gudbi karaa khilaafka siyaasadeed ee dalka”
-
Wasaaradda kalluumaysiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo ku shirsan Garoowe (dhegayso)
Waxaa magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland maanta ka furmay shir looga hadlayo khayraadka , waxaana ka qaybgalaya wasiirka kalluumaysiga dowladda dhexe, wasiirada kalluumaysiga dowlad gonboleedyada. Waxaa ugu waawayn ee looga hadlayo ayaa ah ka faa’iidaysashada khayraadka Soomaaliya, loona caawin lahaa kalluumaysatada. Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa Daljir u faahfaahiyay shirkan. Hoos…
-
Ciidamada Puntland oo tirakoob lagu samaynayo (dhegayso)
Magaalooyinka waawayn ee Puntland waxaa ka socda tirakoobka ciidamada Puntland,sida Boliiska, Daraawiishta iyo kuwa sirdoonka si loo helo ciidan tiro iyo tayaba leh korna loogu qaado aqoontooda. Puntland ayaa ah maamul jirsaday labaatan sano waxaana soo maray ilaa iyo shan madaxweyne oo xilka isaga badalay umana suurtoobin in ay dhisaan ciidan qalabaysan. Magaalada Bosaaso ayaa…
-
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo Axmed. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Shirweyne looga hadlayo la dagaallanka Xagjirnimada oo ka furmay Muqdisho
Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qabanqaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maalgeliyayna Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ka furmaya Muqdisho. Shir-weynaha waxaa ka qeybgalaya 12 wakiillo dowladeed oo xubno ka ah Ururka, 30 caalim oo ka socda wadamada Islaamka iyo 12 ka mid ah culimada diinta iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed. Qaar ka mid…
-
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukuntay riday
Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca qof rayid ah oo kamid ah rakaabka gaariga, dilkaas oo dhacay 06-01-2019. 12- bishii 1-aad ee sanadkan ayaa lagu soo wareejiyay Kiiska Dable Boliis Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali Xafiiska Xeer…
-
Faadumo Jaamac Jibriil“Ololihii ka hortaga xaalufka deegaanka guul ayaan ka gaarnay” ( dhegayso)
Faadumo Jaamac Jibriil oo u dhaq dhaqaaqda ka hortaga xaalufka deegaaka ee Puntland ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay radio Daljir waxa ay uga hadashay guulihii laga gaaray ka hortaga xaalufka iyo caqabadihii ay kala kulmeen . Waxa ay sheegtay in dhuxukaysatada ay yihiin dad hubaysan, ilaa iyo haatan aysan jirin dowladda wax ka…
-
Askari lagu helay inuu ruux shacab dilay oo xukun ay ku riday maxkamadda Muqdisho
Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca qof rayid ah oo kamid ah rakaabka gaariga, dilkaas oo dhacay 06-01-2019. 12- bishii 1-aad ee sanadkan ayaa lagu soo wareejiyay Kiiska Dable Boliis Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali Xafiiska Xeer…
-
Howlgaladii ugu waawaynaa oo ammaanka oo kasocda Muqdisho
Ciidamada ammaanka ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xalay sameeyey howlgal balaaran oo lagu baarayo xaafadaha ku yaala magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa kadhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir, waxaana sida wararku ay sheegayaan lagu soo qabtay dhalinyaro badan. Dhalinyarada ayaa lagu sameeyey baaritaano qaarkoodna lasiidaayay, halka qaarka kallena ay ciidamadu ay kaxaysteen. Taliska Booliska ayaa sheegay…