(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto  qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ayaa magalada Galkacyo kawada ololaha Cashuurta Gaadiidka ee sedex bilood-laha ah .

Ciidanka ilaalada Cashuurha ee dowlada Puntland Ayaa goobaha muhiimkaah ee gaddiidku maro kawada hubinta shaqadan habeen iyo maalinba .

Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug Ismacil C/nuur Geesey oo lahadlay Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaardda ayaa sheegay inay shaqaalaha iyo Ciidanka illaalada Canshuurahu ay galkacyo sii wanaagsan uga wadaan hubinta iyo soo xareynta Cashuurta kuwaajibtay gadiidka gaarka loo leeyahay ,

Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliayadda gobolka Mudug Ismaaciil C/nuur Geeseey ayaa sheegay in ay siiwadi doonaan ololaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadduna horay ugu dhawaaqay.

ololaha Cashuuraha Gaadiidka waa mid si joogta ah habeen iyo maalin uga socda dhamaan Gobolada Puntland.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com