Category: Wararka

1 1,642 1,643 1,644 1,645 1,646 2,824 19728 / 33881 POSTS
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka ( Sawiro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka ( Sawiro)

Kusimaha Madaxweynaha dowaldda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaad [...]
Beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari oo daadkii uu kala tagay dalagyadii ay beerteen sanadkan( dhegayso)

Beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari oo daadkii uu kala tagay dalagyadii ay beerteen sanadkan( dhegayso)

Axmed Yuusuf Siciid oo kamid ah beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa roobkii ka da,ay xalay halkaasi waxa uu kala tagay dhamaan dalagyadii ka [...]
Dhaqaatiirta Puntland oo ka digtay  xanuunada  ka dhalan kara biyaha roobaka ee fadhiya waddooyinka (dhegayso)

Dhaqaatiirta Puntland oo ka digtay xanuunada ka dhalan kara biyaha roobaka ee fadhiya waddooyinka (dhegayso)

Dhaqaatiirta  caafimaadka ee Puntland ka howlgasha  ayaa ka digaysa xanuunada ka dhalan kara biyaha wasaqaysan ee roobka ee fadhiya bartamaha magaalad [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Barakacayaasha Bosaaso iyo saamaynta uu ku yeeshay roobkii ka da,ay magaalada (dhegayso)

Barakacayaasha Bosaaso iyo saamaynta uu ku yeeshay roobkii ka da,ay magaalada (dhegayso)

Roobkii gu,ga ee  ka da,ay  gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bosaaso  ayaa waxa uu saameen ku yeeshay  dadka danyarta ah ee dagan  kaamamka magaalada [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Warbixinta Radio Daljir ee Wasiir Gallan & Gobolka Sanaag, xoreyn kabacdi (dhegayso)

Warbixinta Radio Daljir ee Wasiir Gallan & Gobolka Sanaag, xoreyn kabacdi (dhegayso)

Gobolka Sanaag kahor tagitaankii Wasiir Gallan waxa uu ahaa gobol tafaraaruq hareereeyey. Waxa uu ahaa gobol ay Somaliland u matalaan horjoogayaal siy [...]
MAANHADAL: Xiisada xoreynta gobalka Sanaag (dhegayso | daawo)

MAANHADAL: Xiisada xoreynta gobalka Sanaag (dhegayso | daawo)

kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij todobaadle ah oo todobaadkiba maalinta jimcaha ad ka dhegaysataan Rad [...]
Guddoomiyihi hore gobalka Hiraan Yuusuf Dabageed oo edeyey Madaxweyne Waare

Guddoomiyihi hore gobalka Hiraan Yuusuf Dabageed oo edeyey Madaxweyne Waare

Guddoomiyaha maamulka gobollka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta maamulka gobolka ayaa eedeyn kulul u jeed [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo diyaariyey oo noo daadihinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Ga [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 11aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 11aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
1 1,642 1,643 1,644 1,645 1,646 2,824 19728 / 33881 POSTS