Barakacayaasha Bosaaso iyo saamaynta uu ku yeeshay roobkii ka da,ay magaalada (dhegayso)

Barakacayaasha Bosaaso iyo saamaynta uu ku yeeshay roobkii ka da,ay magaalada (dhegayso)

Roobkii gu,ga ee  ka da,ay  gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bosaaso  ayaa waxa uu saameen ku yeeshay  dadka danyarta ah ee dagan  kaamamka magaalada.

Qoysaskan ayaa ku nool guryo ka sasmaysan kartoomo iyo jiingado oo aan u adkaysan karin biyaha roobka iyo dabaysha.

Guddoomiyaha barakacayaasha Bosaaso Xasan Faarax Xasan Layli ayaa Daljir uga waramay xaalada dadkaasi ay ku sugan yihiin iyo khasaaraha soo gaaray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com