Category: Wararka
-
Wasiirki hore ee warfaafinta Somaliland oo Turkiga ku geeriyooday
Dalka Turkiga waxaa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliland xilligaana ka mid ahaa Xubnaha Golaha Wakiilada Maamulkaas. Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Sheekh Ibraahim oo loo yaqaanay(Aareeye) ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu ku sugnaa dalkaasi,kadib markii halkaasi loogu qaaday xaalad caafimaad. Marxuumka mar wuxuu soo noqday Wasiirka Warfaafinta Soomalailand o uu…
-
Ciidamadda kenya iyo Alshabaab oo ku dagalamay Waqooyi Bari Kenya
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegay in iska hor imaad u dhexeeya ciidamada dalkaasi iyo xubno la aaminsanyahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab uu ku dhexmarey deegaan u dhow magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Guddoomiyaha gobolka Waqooyi Bari ee Kenya Mohamed Birik ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidankooda ay la…
-
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Maamulka Galmudug oo shir degdeg ah isugu yeeray dowlad goboleedyada
Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxwaynaha Galmudug ayaa lagu dalbaday shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan madaxda kalle duwan ee dowlad goboleedyada dalka kadhisan, si looga arrinsado xaaladda siyaasadeed ee dalka, sida lagu yiri warmurtiyeedka. Sidoo kalle waxaa lagu sheegay dowladda faderaalka inay ku fashilantahay siyaasadda dalka, ayna burburinayso nidaamka faderaalka ee dalka ka shaqeeya. Waxaa…
-
Qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo caalamka oo maanta laga ciidayo maalinta 1aad
Salaadda ciidda ayaa maanta laga oogay qaybo ka mid ah magaalooyinka Dhuusomareeb, Caabudwaaq iyo degmada Burtinle ee gobolka Nugaal. munaasabadda ciidda ayay maanta u tahay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan deegaamadaasi maalinta koowaad, iyadoo sidaas oo kalle ay hal maalin kadib soomeen xiligii laga soomay dalka intiisa badan. Sidoo kalle dalal badan oo…
-
Warkii Arroornimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosaso (dhegayso)
Kusoo dhowaada warkii arroornimo ee Daljir , waa war kooban oo aad ku helayso wararkii ugu dambeeyey caalamka iyo Soomaaliya.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.Hoos kaga bogo.
-
Kenya: “Xoog baan adeegsan doonnaa si aan u xallino khilaafka Soomaaliya!”
Xiriirka ka dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ayaa sii wiiqmey iyada oo xukunka Maxkmadda Caddaaladda adduunka ee ku saabsan muranka xuduudaha badda ee u dhaxeeya labada dal ee deriska ahi uu aad u dhowyahay. Warqad diblomasiyadeed oo dawlada Kenya u soo dirtay dawlada Soomaaliya 21kii bisha may 2019 ayey dawlada Kenya ku goodisey in ay awood…
-
Qorshaha Kenya waa mid Gorgortan oo Garabyo kalena ay Riixayaan (dhegayso)
Dhawaan dawladda Kenya waxa ay si dadban dib ugu soo cusboonaysiiyey dabacyadeedii siyaasadeed iyo dhul ee ku aaddanaa Soomaaliya oo ay wadaagaan xudduud dheer oo bad iyo birriba leh, balse aan ku dhidbanayn soodin sharci oo labo waddan heshiis ku yihiin, marka laga reebo xariijimayntii gumeystaha Ingiriiska, taasoo badanka waddama Afrika ay la wadaagaan. Kenya,…
-
Dowladda kenya oo dalkeeda ka mamnuucaysa siyaasiyinta Somaliyeed (Daawo)
Kenya ayaa qorsheyneysa inay dalkeeda ka mamnuucdo siyaasiyiin iyo saraakiil Soomaali ah iyadoo ay diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sarkaal oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ka mamnuuci doonto inay soo galaan dalkeeda. Hoos ka daawo Warbixin
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Madaxweynaha Jubbaland oo shacabka Salaada Ciidka kula tukaday Madaxtooyada (Daawo)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo salaadii Ciida kula tukaday Madaxtooyada Shacabka iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay xaalada dalka, Doorashooyinka kusoo wajahan Jubbaland isgoona si weyn u dhaliilay Dowlada Dhaxe ee Dalka oo uu sheegay in ay ku tumanayaa Dastuurkii Dalka u yaalay. Madaxweynahaha ayaa sidoo kale ka…