Beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari oo daadkii uu kala tagay dalagyadii ay beerteen sanadkan( dhegayso)

Beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari oo daadkii uu kala tagay dalagyadii ay beerteen sanadkan( dhegayso)

Axmed Yuusuf Siciid oo kamid ah beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa roobkii ka da,ay xalay halkaasi waxa uu kala tagay dhamaan dalagyadii kala duwanaa ee uu ku beertay sanadkan beerta.

waxa uu sheegay in si dirqi ah looga soo bad baadiyay roobka mid kamid ah shaqaalaha beerta oo xiligaasi ku sugnaa beerta gudaheeda oo uu daadku soo maray.
wariye Hodan Sulub ayuu uga waramay saiada ay xaalkiisu noqday markii uu roobku uu kala tagay dalagyadii uu sanadkan oo dhan uu beeranayay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com