MAANHADAL: Xiisada xoreynta gobalka Sanaag (dhegayso | daawo)

MAANHADAL: Xiisada xoreynta gobalka Sanaag (dhegayso | daawo)

kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij todobaadle ah oo todobaadkiba maalinta jimcaha ad ka dhegaysataan Radio daljir.

Maanhadal todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay xiisada xoreynta gobalka Sanaag, waxana barnaamijka todobaadkan ka qaybqaadanaya xildhibaano iyo siyaasiyin gobalka Sanaag ka soojeeda.

Wariye Axmed Sheekh maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka Bosaaso ka soo jeedinaya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com