Category: Wararka
-
Madaxweyne Farmaajo oo farxadda Ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Masjidka Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Goordan. Salaaddii ciidda kaddib, Madaxweynaha ayaa goob fagaare ah kula hadlay Ciidanka waxa uuna ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga, isagoona xasuusiyey muhiimadda uu ciidanku u leeyahay dib u soo noolaynta dawladnimada…
-
Sidee looga Ciiday Magaaladda Muqdisho (Daawo)
-
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey Munaasabada Ciidul Fidriga oo maalintii koowaad lagu jiro. Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo dadka Salaadii Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheyga ayaa sheegay in aad hanbalyo ugu dirayo dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. “Allah ayaa mahad oo dhan sugnaatay kaas…
-
Salaamaha Ciidka iyo Dadweynaha Garoowe (Daawo)
-
Taliyaha Ciidanka Booliska PL:” Waxaan u Digayaa Dadka Burcad diimeedka Gurayaha ku Haysta”(Daawo)
-
Khudbadda Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee Salaada Ciida ee Garoowe (Daawo)
-
Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay dib u heshiinta dadka somaliyeed
Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Reer Hirshabelle meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Fidriga. Madaxweynaha ayaa sheegay in bishii Ramadaan ee kheyrka badneyd uu Ilaahay dadka naxariis ballaaran u fidiyo, loona baahan yahay shacabka Soomaaliyeed iyagoo taas ka shidaal qaadanaya inay is cafiyaan, isu naxariistaan, isuna…
-
Xoreynta & mideynta gobalka Sanaag kabacdi: Waraysi Kornayl Qolombi (daawo | dhegayso)
Korneyl Maxamuud Cumar Qolombi oo horey uga mid ahaa saraakiisha ciidamada Puntland ayaa waraysi dheer uu u siyeey Radio Daljir waxa uu ku falaanqaynayaa xoreynta iyo mideynta Sanaag iyo xaaladda maanta ee gobalka. Waxaa kale oo uu ka warramayaa isbaddala ka socda gobolka iyo qorshaha socda beegsanayana sidii astaamaha iyo horjoogasyaasha siyaasadda Soomaali-diidka u matala…
-
Madaxweynaha Dowladda Somaaliya oo hambalyo ku aadan Ciidul fidriga u diray shacabka (Daawo)
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
-
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Hoos kaga bogo.
-
Guddoomiyaha Ciidamadii Somaliland ka goostay oo daljir la hadlay Daawo)