Category: Wararka

1 1,583 1,584 1,585 1,586 1,587 2,823 19020 / 33868 POSTS
Farriinta Daljir: “Guri kasta geed ku beer oo qarax ha beerin!” (dhegayso)

Farriinta Daljir: “Guri kasta geed ku beer oo qarax ha beerin!” (dhegayso)

Maxaa hoggaanka, culimada iyo masuuliyiinta Puntland iyo dhammaan kuwo Soomaaliyeed ka indhatiray in ay beeraan oo haddana boorriyaan in jid kasta iyo [...]
Shacabka oo ka hadlay guddiga madaxwayne Farmaajo ee wada-hadalada Somaliland (dhegayso)

Shacabka oo ka hadlay guddiga madaxwayne Farmaajo ee wada-hadalada Somaliland (dhegayso)

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo lasoo xiriiray warbaahinta Daljir ayaa siyaabo kalle duwan uga hadlay guddigii madaxwaynaha dowladda faderaalk [...]
Dowladda Soomaaliya oo ku guulaysatay in la dejiyo xoolaha ku xayiran dekedda Jidah

Dowladda Soomaaliya oo ku guulaysatay in la dejiyo xoolaha ku xayiran dekedda Jidah

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku guulaysatay in xoolaha laga rogo markab kasoo shiraacday dekedda magaalada Berbera oo ku xayirnaa [...]
Ciidamada ammaanka ee Bosaso oo siwayn u adkeeyey ammaanka Bosaso

Ciidamada ammaanka ee Bosaso oo siwayn u adkeeyey ammaanka Bosaso

Ciidamada ammaanka ee magaalada Bosaso ayaa la dhigay waddooyinka waawayn ee magaalada Bosaso maanta oo Jimce kuwaasi oo la soconaya dhaqdhaqaaqyada w [...]
MAANHADAL: Guddiga wadahadalada DFS iyo maamulka Somaliland ma horseedi doonaa isfaham? (dhegayso)

MAANHADAL: Guddiga wadahadalada DFS iyo maamulka Somaliland ma horseedi doonaa isfaham? (dhegayso)

Barnaamijka MAANHADAL iyo maanta waxaan ku fallaanqayneynaa wadahadalada uu Madaxweyne Farmaajo iclaamiyey ee Dowladda Federaalka Somaaliya ay la geli [...]
Sucuudigu Yuu ku amaanay Dejinta Markabkii Xoolaha ka qaaday Berbera? (Daawo)

Sucuudigu Yuu ku amaanay Dejinta Markabkii Xoolaha ka qaaday Berbera? (Daawo)

Markab Sidey Xoolo gaaraaya 20kun oo Neef ayaa Mudo todobaad ah ku Xannibnaa Dekeda Jidda ee Wadanka Sucuudiga ayaa lagu guuleestey in Xoolihii la rog [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar [...]
Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Jaamac Cabdiraxmaan, oo ku sugan xarunta [...]
Dowladaha Soomaaliya Iyo Sucuuudi oo Isla oggolaaday in xayiraada laga qaado markab xoola siday oo Lagu xannibay Dekadda Jidda (Daawo)

Dowladaha Soomaaliya Iyo Sucuuudi oo Isla oggolaaday in xayiraada laga qaado markab xoola siday oo Lagu xannibay Dekadda Jidda (Daawo)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay markab labaatan kun [...]
Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha. Shirka Golaha ayaa looga had [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedin [...]
1 1,583 1,584 1,585 1,586 1,587 2,823 19020 / 33868 POSTS