Farriinta Daljir: “Guri kasta geed ku beer oo qarax ha beerin!” (dhegayso)

Maxaa hoggaanka, culimada iyo masuuliyiinta Puntland iyo dhammaan kuwo Soomaaliyeed ka indhatiray in ay beeraan oo haddana boorriyaan in jid kasta iyo guri kasta geedo lagu beero? Maxaa weli hortaagan oo aysan fahmin? Maxay se adiga kula tahay?

MUWAADIN GURI KASTA LABA GEED KU BEER!

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com