Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha.

Shirka Golaha ayaa looga hadlay amniga guud iyo xoreynta deegaannada ay cadawgu uga dhuumaaleysanayaan gayiga Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay kulanka oo looga dooday Xeeraka marista waddooyinka iyo siyaasadda daryeelka bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0