Category: Wararka

1 1,582 1,583 1,584 1,585 1,586 2,819 19008 / 33825 POSTS
Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo ku-xigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo ku-xigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr44, 16ka Luulyo 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo ku-xigeen [...]
Hobyo oo uu ka furmay shirka beesha Habargidir (dhegayso | daawo)

Hobyo oo uu ka furmay shirka beesha Habargidir (dhegayso | daawo)

Magaaladda Hobyo ee gobalka Mudug waxaa ka furmay shir beelweynta Habargidir. Ajendayaasha shirka oo u badan dib-u-heshiisiin iyo doorasho hoggaanka b [...]
Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magacaabay Caawa Guddiga qaban-qaabada dib u heshiinta Galmudug (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magacaabay Caawa Guddiga qaban-qaabada dib u heshiinta Galmudug (Akhriso)

Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya ayaa Caawa ku dhawaaqay Guddiga qaban-qaabadda dib u heshiinta Maamulka Galmudug. [...]
Mid kamid ah Salaadinta Galmudug oo Caawa Gaalkacyo lagu dilay

Mid kamid ah Salaadinta Galmudug oo Caawa Gaalkacyo lagu dilay

Waxaa Caawa fiidkii lagu dilay koonfurta Magaaladda Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Allaha u naxariiste Suldaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan. Dil [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe(dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe(dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Khayre oo ku baaqay in laga qayb qaato dib u dhiska Galmudug (Sawiro)

Khayre oo ku baaqay in laga qayb qaato dib u dhiska Galmudug (Sawiro)

Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay Ra’iisul wasaara [...]
Warka Fiidnimo iyo Hodan Sulub Diini, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Hodan Sulub Diini, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Hodan Sulub Diini oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. https://soundcloud.com/us [...]
Dowladda Somaaliya iyo Taliyaaniga oo Heshiis kala saxiiday

Dowladda Somaaliya iyo Taliyaaniga oo Heshiis kala saxiiday

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dawladda Talyaanig [...]
Magaalada Qardho oo lagu qabtay Shir looga hadlayey Xaalada Amaanka Gobolka Karkaar (Daawo)

Magaalada Qardho oo lagu qabtay Shir looga hadlayey Xaalada Amaanka Gobolka Karkaar (Daawo)

Kulan looga hadlay Arimo la xiriira xaalada guud ee Gobolka Karkaar iyo Kan Degmada Qardho. ayaa lagu qabtay magaalada Qardho. Masuuliyiinta Shirk [...]
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Soomaaliland

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Soomaaliland

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta [...]
Puntland oo Mamnuucday Hotelada Gaalkacyo in shirar siyaasaded in lagu qabto (Akhriso)

Puntland oo Mamnuucday Hotelada Gaalkacyo in shirar siyaasaded in lagu qabto (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur taas oo ku socota Milkiilayaasha Hotelada ku yaalla degmooyink [...]
RW Ku xigeenka DFS oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

RW Ku xigeenka DFS oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka Darda [...]
1 1,582 1,583 1,584 1,585 1,586 2,819 19008 / 33825 POSTS