Puntland oo Mamnuucday Hotelada Gaalkacyo in shirar siyaasaded in lagu qabto (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur taas oo ku socota Milkiilayaasha Hotelada ku yaalla degmooyinka Gobolka Mudug ayaa laga maamnuucay in hoteeladooda lagu qabto shirar aysan ogayn dowladda Puntland.

Milkiilayaasha Hoteelada ku yaalla degmooyinka Gobolka Mudug ayaa lagu amray in Hoteeladooda ana lagu qaban Karin Shirar aysan ka warqabin Maamulada degmooyinka Gobolka Mudug.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com