Hobyo oo uu ka furmay shirka beesha Habargidir (dhegayso | daawo)

Magaaladda Hobyo ee gobalka Mudug waxaa ka furmay shir beelweynta Habargidir. Ajendayaasha shirka oo u badan dib-u-heshiisiin iyo doorasho hoggaanka beesha ayaan ka marnaan doonin loogana hadli doonaa xaaladda degaanadda Galmudug, waxaana ka ka qaybaalaya siyaasiyiinta, dhaqanka iyo waxgaradka degaanadda Galmudug ee beesha.

Guddoomiye kuxigeenka Degmadda Hobyo Maxamed Maxamuud Cawaale oo waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay shirkaas iyo waxyaabaha diiradda lagu saarayo.

Hoos ka daawo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com