Category: Wararka

1 1,487 1,488 1,489 1,490 1,491 2,820 17868 / 33833 POSTS
Puntland oo Garomadeeda shaqo ka siisay shaqaale laga soo eryey Hargeysa (daawo)

Puntland oo Garomadeeda shaqo ka siisay shaqaale laga soo eryey Hargeysa (daawo)

Wasiirka Garoomada iyo Duulista Hawada Puntland oo shir jaraa'id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay shaqadda ka socota guud ahaan garoomadda Puntland. D [...]
Qabridahare oo laga hirgalinayo Mashaaric kala duwan.

Qabridahare oo laga hirgalinayo Mashaaric kala duwan.

Mashaariicaha quwada korontada iyo biyo galinta ee magaalada Qabridahare ayaa maraya heer gabogabo ah, waxaana kulankii ay maanta wada qaateen wafdigi [...]
Shirweyne ka furmay Magaaladda Baydhabo

Shirweyne ka furmay Magaaladda Baydhabo

Kulan socon doono muddo saddex maalmood ah xeer ilaaliyaasha federalka iyo xeer ilaaliyaasha dowlad goboleedyada ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee [...]
RW khayre oo la kulmay Hogaamiyaasha Koonfur galbeed & Hiirshabeele

RW khayre oo la kulmay Hogaamiyaasha Koonfur galbeed & Hiirshabeele

Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Ali Kheyre ayaa Xafiiskiisa Kulan kula Qaatay Madaxweynayasha Dowlad Goboleedyada Koonfur [...]
Maalinta Nabada Aduunka oo maanta kale ku beegan (dhegayso)

Maalinta Nabada Aduunka oo maanta kale ku beegan (dhegayso)

Maanto kale -21 Sep waxaa Dunida looga dabaal degaa maalinta Nabada aduunka,iyado meelo Soomaliya kamid tahay laga xuso maalintan. hadaba 30 Sanno [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (daawo)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (daawo)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir iyo Hodan Sulub Diini. Dhaawo. https://www.youtube.com [...]
Gormuu bilaabanaya dhismaha Garoonka Mira Awaare Garoowe.(dhegayso)

Gormuu bilaabanaya dhismaha Garoonka Mira Awaare Garoowe.(dhegayso)

Wasaarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntlaad yaa wada dadaalo dib loogu habaynayo Xafiisyadii ay Wasaaradda ku lahayd gobolada si [...]
Madaxweynaha oo saxiixay sharciga  la dagaalanka musuq-maasuqa

Madaxweynaha oo saxiixay sharciga la dagaalanka musuq-maasuqa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa k [...]
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo la kulmay dhalinyaro

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo la kulmay dhalinyaro

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad golaha Cabdi wali Sheikh Ibraahim Muudey ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Wasiir ku xigeen ka tirsan  DFS oo is Casilay

Wasiir ku xigeen ka tirsan DFS oo is Casilay

Wasiir Kuxigeenka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya C/kariin dhalac ayaa shalay ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa. [...]
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka oo la kulmay Madaxda Puntland

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka oo la kulmay Madaxda Puntland

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa xalay la Kulmay madaxweynaha iyo madax-wayne ku xigeenka Punt [...]
1 1,487 1,488 1,489 1,490 1,491 2,820 17868 / 33833 POSTS