Qabridahare oo laga hirgalinayo Mashaaric kala duwan.

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Qabridahare oo laga hirgalinayo Mashaaric kala duwan.

Mashaariicaha quwada korontada iyo biyo galinta ee magaalada Qabridahare ayaa maraya heer gabogabo ah, waxaana kulankii ay maanta wada qaateen wafdigi

JIGJIGA: Biyoxidheenkii (Gidhibka) oo gabi ahaanba gudhay (Warbixin)
Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha
Muddaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo maamulka Mustafe Cagjar oo ka dhacay Degmada Yucub ee gobolka Doollo

Mashaariicaha quwada korontada iyo biyo galinta ee magaalada Qabridahare ayaa maraya heer gabogabo ah, waxaana kulankii ay maanta wada qaateen wafdigii heer deegaan iyo shacabka Qabridahare ka soo qayb-galay, mudane, ibraahim cabdi-qaadir, oo ah ganacsadaha gacanta ku haya mashruuca biyo galinta Qabridahare, iyo mudane, anteena malaku oo ah ku xigeenka shirkada adeeg laydhka ee itoobiya, si ay shacabka hortiisa uga siiyan xogta adeegyada ay gacanta ku hayaan, waxayna halkaas ka sheegeen in biyo galinta magalada lagu soo gabogabayn doono mudo 2 bilood ah, halka adeega laydhka isagoo tijaabo ah bil gudaheed lagu sidayn doono.

Qaar kamid ah Shacabka Magaaladda Qabridahare ayaa soo dhaweyeey Mashaaricdan Hormarineed ee ka socda guud ahaan DDS iyo magaaladda Qabridahare

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: