Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha

Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha

Xafiiska nabadgaliyada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar degdeg ah ku bixiyey in la rawixiyo albaabadana loo laabo dhammaanba goobaha jaadka lagu iibiyo iyo makhaayadaha, oo shacabku si xad dhaaf ah iskugu yimaadaan.

Dawladda ayaa dhawaan bulshada ugu baaqday in shacabku ka taxadaraan goobaha lagu kulmo.

Digniinaha dawladda oo shacabku u hoggaansami waayeen dhammaan baaqyaii ka soo baxay Xafiiska Nabadgaliyada ee Dawladda Deegaanka Soomaali (DDS) ayaa waxaa ciidamada booliska ee loo yaqaano Adhmafatanaga lagu amray inay xidhaan meheradaha jaadka lagu iibiyo iyo makhaayadaha. Sidoo kale waxaa la amray la joojiyo isku socodka tagaasiga magaalada ka dhex shaqaysa.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com