Gormuu bilaabanaya dhismaha Garoonka Mira Awaare Garoowe.(dhegayso)

Gormuu bilaabanaya dhismaha Garoonka Mira Awaare Garoowe.(dhegayso)

Wasaarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntlaad yaa wada dadaalo dib loogu habaynayo Xafiisyadii ay Wasaaradda ku lahayd gobolada si loo dardar geliyo shaqada wasaarada iyo heerka ciyaaraha gobolada.

sida uu Radio Daljir u sheegay Wasiirka wasaarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka warbixiyey Barnaamij ay wasaaradu dhowaan Daah-furtay wasaarada, shaqada shaqaalaha, Dhalin yarada iyo Ciyaaraha laguna magcaabo Dib U Habaynta Heerarka iyo Mushaharaadka Shaqaalaha Dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com