Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka oo la kulmay Madaxda Puntland

HomeWararka

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka oo la kulmay Madaxda Puntland

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa xalay la Kulmay madaxweynaha iyo madax-wayne ku xigeenka Punt

Magaaladda Gaalkcyo oo lagu Qabtay Xaflad lagu Xusayeey Dhalashadda Nabigeena muxamed NNKH (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay (Daawo)
Shariif Sheekh Axmed oo beeniyay in musharaxiintu isu tanaasuleen

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa xalay la Kulmay madaxweynaha iyo madax-wayne ku xigeenka Puntland.

kulanka uu guddiga la yeeshay madax-weynaha iyo madax-weyne ku xigeenka ayaa ahaa in guddiga la wadaagaan sharciga Doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa kaga mahadceliyay guddiga sida wanaagsan ay ugu sharaxeen sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Ugu dambeyntii kulanka uu guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka la yeeshay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa ku soo dhamaaday si wanaagsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: