Category: Wararka

1 1,489 1,490 1,491 1,492 1,493 2,820 17892 / 33831 POSTS
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Iyo xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Iyo xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo guud ahaan looga hadl [...]
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Garoowe ka soojeedinaya Xuseen Madar. Hoos ka dhegayso. [...]
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda ee Dowladda Puntland ayaa todobaadkan gebi ahaanba looga hadlay Shirkii Maalgashiga Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntla [...]
Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin ee isku xirta degmada Jarriiban iyo Garacad. Madaxweynaha D [...]
Buhoodle Saraakisha Ciidanka Daraawishta Puntland oo beeniyeey inay ka tirsanyihiin Ciidanka Somaliland (dhegayso)

Buhoodle Saraakisha Ciidanka Daraawishta Puntland oo beeniyeey inay ka tirsanyihiin Ciidanka Somaliland (dhegayso)

Qaar kamid ah saraakisha Ciidamadda Daraawishta Dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay magaaladda Buuhodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa iska fogeyeey e [...]
Guddiga sharciga doorashooyinka oo Garoowe soo gaaray

Guddiga sharciga doorashooyinka oo Garoowe soo gaaray

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa soo gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda dowladda Puntlan [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir Looga hadlay amniga iyo xoreynta Dalka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir Looga hadlay amniga iyo xoreynta Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen safiirrada wadamada amniga ka taageeraa So [...]
Taliye ku xigeenka Ciidamada AMISOM oo booqasho ku tagay xarumo Ciidan

Taliye ku xigeenka Ciidamada AMISOM oo booqasho ku tagay xarumo Ciidan

Taliye kuxigeenka Howlgalka iyo Qorsheynta ee Ciidamada AMISOM Jeneraal Nakibus Lakara ayaa booqasho ku tagay Xarumaha Ciidamada AMISOM, si uu u qiime [...]
Maamulka Jubbaland oo digniin Culus soo saaray

Maamulka Jubbaland oo digniin Culus soo saaray

Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa digniin adag ka soo saaray faragelin u [...]
1 1,489 1,490 1,491 1,492 1,493 2,820 17892 / 33831 POSTS