Category: Wararka

1 1,491 1,492 1,493 1,494 1,495 2,822 17916 / 33861 POSTS
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. https://www.you [...]
Muqdisho waxaa ka furan Xabaal University oo ah jaamacad dadka oo nool lagu aaso.(Qormo)

Muqdisho waxaa ka furan Xabaal University oo ah jaamacad dadka oo nool lagu aaso.(Qormo)

Maalin hore waxaan kulannay nin aan muddo kor iska naqaannay oo madaxa Xiriirka Bulshada(PR) ka ah jaamacad Muqdisho ku taalla, oo ku dhowaad 10 sano [...]
Madaxweyne deni oo shahadooyin gudoonsiyeey xubnihii ka shaqeyeey Shirkii Maalgashiga Puntland.(Sawiro)

Madaxweyne deni oo shahadooyin gudoonsiyeey xubnihii ka shaqeyeey Shirkii Maalgashiga Puntland.(Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Munaasabad Casho Sharaf ah Xalay u sameeyay Guddigii iyo xubnihii kala duwanaa ee k [...]
RW khayre oo xalay kormeeray Cisbitaalka Ciidanka Xogga dalka.(Daawo)

RW khayre oo xalay kormeeray Cisbitaalka Ciidanka Xogga dalka.(Daawo)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku sameeyey Cisbitaalka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo daryeel caafimaad oo heer sare ah u sameeya Ciida [...]
Madaxweynihii hore ee Tunisia Zine al-Abidine oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Tunisia Zine al-Abidine oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Tunisia Zine al-Abidine Ben Ali ayaa ku geeriyooday Sacudi Carabiya isagoo halkaas musaafuris ugu noolaa tan iyo markii xu [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Iyo xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Iyo xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo guud ahaan looga hadl [...]
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Garoowe ka soojeedinaya Xuseen Madar. Hoos ka dhegayso. [...]
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda ee Dowladda Puntland ayaa todobaadkan gebi ahaanba looga hadlay Shirkii Maalgashiga Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntla [...]
Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin ee isku xirta degmada Jarriiban iyo Garacad. Madaxweynaha D [...]
1 1,491 1,492 1,493 1,494 1,495 2,822 17916 / 33861 POSTS