Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland? (Daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda ee Dowladda Puntland ayaa todobaadkan gebi ahaanba looga hadlay Shirkii Maalgashiga Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u saaray dabagalka iyo hirgelinta fursadihii iyo ballanqaadyadii maalgashi ee ka dhashay Shirkaasi.

Shirkii Maalgashiga Puntland ee todobaadkan lagu soo gabagabeyeey Garoowe ayaa fursad muhiim ah u ahaa Ganacsatadda Caalamiga ah iyo kuwa somaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com