Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin ee isku xirta degmada Jarriiban iyo Garacad.

Madaxweynaha Dowladda Puntland wuxuu sidoo kale dhagax dhigay Aqalka Martida ee Garacad.

Madaxweyne deni oo shalay gaaray Magaaladda Garacad ayaa dhagax dhigay wajiga labaad ee dhismaha dekadda Caalamiga ah ee Garacad,taas oo shacabka Puntland ku dhisayaan qaab isku tashi ah.

Dekadda Garacad ayaa noqon doonta Deked weyn oo faa’ido ugu jirta shacabka Puntland,taas oo ganacsatada gobalka Mudug iyo shacabkaba Baahi weyn u qabeen.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com