Category: Wararka

1 1,480 1,481 1,482 1,483 1,484 2,821 17784 / 33843 POSTS
Sidee wariye rayid ah ugu yeertaa maxkamad ciidan?

Sidee wariye rayid ah ugu yeertaa maxkamad ciidan?

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa warqad ay soo saartay ugu yeertay agaasimaha guud ee Radio Daljir Md Ahmed Sh Maxamed Tallman. Ar [...]
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Buhoodle ka soojeedinaya Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle [...]
Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Waa maxay doorka waalidiinta ee waxbarashada carruurtooda? (Taxanaha 4aad – dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Waa maxay doorka waalidiinta ee waxbarashada carruurtooda? (Taxanaha 4aad – dhegayso)

Asbuucan barnaamijka WAXBARASHADA waxa aan ku falaanqeyn doonnaa qodobada soo socda: 1. Waa maxay doorka waalidiinta iyo xiriirka ka dhexeeya waali [...]
Madaxweyne ku xigeenka DDS oo booqday magaaladda Qabribayax (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka DDS oo booqday magaaladda Qabribayax (Sawiro)

Madaxwayne ku xigeenka DDS, Aadan Faarax ibraahim oo ay waheliyaan masuuliyiin isugu jira heer deegaan iyo heer gobol ayaa shir balaadhan la yeeshay s [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 27aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso | daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 27aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso | daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay Yamamoto

Madaxweynaha Hiirshabeele oo la kulmay Yamamoto

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto, iyagoo ka wada hadlay Arrimah [...]
Duqa Muqdisho oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaali [...]
Dowadda oo sheegtay in 7 xubnood oo ka tirsan  Al-shabaab ay ku dishay Sh/Hoose

Dowadda oo sheegtay in 7 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay Sh/Hoose

Howlgalkan ay sameeyen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Gobolka Shabeelada hoose ayaa lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan koxda Al-shabaab [...]
MAANHADAL: Natiijada kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata (dhegayso)

MAANHADAL: Natiijada kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhagaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal ,todobaadkan barnaamijka waxaa ku soo qadanaynaa Kulankii dhexmaray Mad [...]
Warka Duhurnimo iyo Khadar Cawl (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Khadar Cawl (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Khatar Cawl ismaacil. https://soun [...]
Xaalad Bani’aadanimo oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo

Xaalad Bani’aadanimo oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo

Dad u badan Haween iyo Caruur oo ka barakacay duqaymaha diyaaradaha ay wadaan ciidamada Kenya Gobolka Gedo iyo Abaaraha ayaa gaaray gaaray magaalooyin [...]
1 1,480 1,481 1,482 1,483 1,484 2,821 17784 / 33843 POSTS