Category: Wararka

1 1,481 1,482 1,483 1,484 1,485 2,821 17796 / 33843 POSTS
Dowladda Somaaliya iyo Cumaan oo heshiis kala saxiixday

Dowladda Somaaliya iyo Cumaan oo heshiis kala saxiixday

Dowladaha Soomaaliya iyo Cumaan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan in labada dowladood ay isku furaan diyaaradaha labada waddan,isl amarkaana la h [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daa [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka (sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyey xaaladda dalka (sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warb [...]
khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shirweynaha Qaramada Midoobay (akhriso)

khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shirweynaha Qaramada Midoobay (akhriso)

Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirwey [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Wasiirka Waxbarshada Puntland oo Booqday Jaamacada Jariiban iyo Dugsiga H/Dhexe Sare (dhageyso)

Wasiirka Waxbarshada Puntland oo Booqday Jaamacada Jariiban iyo Dugsiga H/Dhexe Sare (dhageyso)

Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo tacliinta Sare ee Puntland ayaa saaka booqday Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee degmada jariiban isagoona ardayda ku dhi [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.   https://soundcloud.c [...]
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorshaha 9-aad Ee Horumarinta Qaranka (Daawo)

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorshaha 9-aad Ee Horumarinta Qaranka (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho, waxa ay ku meel mariyeen qorshaha sagaalaad ee horumarinta qara [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-gallada Argagaxisada Dalka Looga Saarayo (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-gallada Argagaxisada Dalka Looga Saarayo (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo xerada tababarka Gen. Gordan iyo Kulyadda Jaalla Siyaad ku booq [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Wadanka Turkiga (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Wadanka Turkiga (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo isu jira Wasiiro, Xildhibaano, G [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso asagoon [...]
1 1,481 1,482 1,483 1,484 1,485 2,821 17796 / 33843 POSTS