Madaxweyne ku xigeenka DDS oo booqday magaaladda Qabribayax (Sawiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne ku xigeenka DDS oo booqday magaaladda Qabribayax (Sawiro)

Madaxwayne ku xigeenka DDS, Aadan Faarax ibraahim oo ay waheliyaan masuuliyiin isugu jira heer deegaan iyo heer gobol ayaa shir balaadhan la yeeshay s

MAGAALADA QABRI DAHARE OO LAGA DAAHFURAY LACAGTA CUSUB
JIMCAALE BULLE | oo kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka DDS oo kawarbixiyey Dhul’balaadhsiga Oromada
TULI GUULEED, Kooraley, Agaajin illaa inta u Dhexaysa Geellaa | (Sawirro)

Madaxwayne ku xigeenka DDS, Aadan Faarax ibraahim oo ay waheliyaan masuuliyiin isugu jira heer deegaan iyo heer gobol ayaa shir balaadhan la yeeshay shaqaalaha maamulka Qabribayax, Shirkan ayaa lagaga hadlay sii xoojinta dadaalada horumarineed iyo adkaynta adeeg bixinta, shirkan oo ka dhacay madasha shirarka ee magaalada Qabribayax ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan shaqaalaha maamulka oo dhan 300 oo xubnood.

Aadan Faarax ayaa maalmihii u dambeyeey kormeer ku mareyeey degmooyin iyo tulooyin ka tirsan DDS.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: