Baydhabo: Fursad shaqo- WFP -Programme Associate, Baidoa, Somalia

Baydhabo: Fursad shaqo- WFP -Programme Associate, Baidoa, Somalia

qabashadda araajida waxay ku egtahay ama xirmaysa 8th October 2019, faahfaahinta hoos ka akhriso.

 

https://unjobs.org/vacancies/1569583632577

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • magu waa Daahir abuubakar siyad
    waxaan degree nutrition waxaan kusoshaqeyay nutrition isla WFP ayan usooshaqeyay qibrad ayan uleeyahay shaqadas waxan codsanaya inad tix gelisan cosigeyga inaashaa allah

  • Abdi hakin ali mahamed 3 weeks

    Magacaygu c/cakin waxaan soo barta degree nutrition ah waxaan raadinayaa shaqada hada aan soo dhajiseen inshaa allaj waxan rajaynayaa in aad ii tixgalisan codsigay

  • Abdi hakin ali mahamed 3 weeks

    Magacaygu c/cakin waxaan soo barta degree nutrition ah waxaan raadinayaa shaqada hada aan soo dhajiseen inshaa allaj waxan rajaynayaa in aad ii tixgalisan codsigay

  • Hamse 3 weeks

    Magacaygu wa hamse waxan Ahay Double degree ,oo kala ah nutrition iyo agriculture waxan aad uxiiseynayaa shaqadan ,waxaana rajeynayaa inaad iitixgalisan ina siisan fursadan
    Mahadsanidiin.

  • Alinor 3 weeks

    Waan u baahanahay shaqa aad soo ban dhigteeen.in badan waxaan raadinaayey shaqo noocaan oo kale ah marka waxaan idinka codsaneyaaa in la ii tixgeliyo insha allah
    Heerkeyga waxbarashana waaa bachelor degreee of public admistration