Category: Wararka

1 1,478 1,479 1,480 1,481 1,482 2,821 17760 / 33843 POSTS
Aragtida dadweynaha Puntland iyo xayiraadii laga qaaday duulimaadyada Kismaayo (dhegayso)

Aragtida dadweynaha Puntland iyo xayiraadii laga qaaday duulimaadyada Kismaayo (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xayiraadii dhanka duulimaadyada ka qaaday maamulka Jubaland kadib mudo labo todobaad gudahood oo ay saarneed xayiraada [...]
Waraysi: Guddoomiyaha Ururka haweenka gobolka Bari iyo xaalada haweenka  (dhegayso)

Waraysi: Guddoomiyaha Ururka haweenka gobolka Bari iyo xaalada haweenka (dhegayso)

Haweenka Puntland ayaa ah kuwo qayb laxaadleh ka qaatay dhismihii maamulka Puntland 1998kii,waxayna kaalin kaga jiraan horumarinta bulshada. hadaba [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Qarax miino oo lala eegtay ciidamo AMISOM  ka tirsan

Qarax miino oo lala eegtay ciidamo AMISOM ka tirsan

Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM ayaa saaka qarax miino lagula eegtay agagaarka Isgoyska SOS ee degmada Huriwaa, halkaasoo ay marayeen, iyadoo warar [...]
Kenya oo soo bandhigtay sawirka sarkaal ka tirsan Shabaab oo loo haystay in uu ku jiray gacanta sirdoonka DFS

Kenya oo soo bandhigtay sawirka sarkaal ka tirsan Shabaab oo loo haystay in uu ku jiray gacanta sirdoonka DFS

Su’aalo kala duwan ayaa ka dhashay Sawirka nin ay Kenya soo bandhigtay oo ay ku sheegtay magaciisa Cabdi waaxid Khaliif Cabdi oo loo yaqaan Ciise Tara [...]
Saldanada Cuman iyo DFS oo heshiis kala saxiixday (Sawiro)

Saldanada Cuman iyo DFS oo heshiis kala saxiixday (Sawiro)

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar) oo la Hadley Wakaaladda(SONNA) isagoo ku sugan dalka Canad [...]
DFS oo ku dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo (Daawo)

DFS oo ku dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo (Daawo)

Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad sa [...]
Ciidamadda Dowladda oo sheegay in la dilay saraakil ka tirsan Alshabaab

Ciidamadda Dowladda oo sheegay in la dilay saraakil ka tirsan Alshabaab

Ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la sheegay in xalay fiidkii ay duqeymo la beegsadeen Saldhigyo ay Al-Sh [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihina [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaana [...]
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Qatar baaq nabadeed oo afka ah kama rabno ee waxaa ka dalbaneynaa inay joojiso lacagta kaashka ee ay ku maalgelineyso madaxweyne Farmaajo

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Qatar baaq nabadeed oo afka ah kama rabno ee waxaa ka dalbaneynaa inay joojiso lacagta kaashka ee ay ku maalgelineyso madaxweyne Farmaajo

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn uga hor-yimid baaqii ka soo yeeray dowladda Qatar ee ay dhowaan u [...]
1 1,478 1,479 1,480 1,481 1,482 2,821 17760 / 33843 POSTS