Category: Wararka

1 1,476 1,477 1,478 1,479 1,480 2,824 17736 / 33881 POSTS
Axmed Madoobe “Hanaanka dayn cafinta Soomaaliya ma suurtageli doonto inta ay Villa Soomaaliya ay ku tumanayaan shirciga dalka”(dhegayso)

Axmed Madoobe “Hanaanka dayn cafinta Soomaaliya ma suurtageli doonto inta ay Villa Soomaaliya ay ku tumanayaan shirciga dalka”(dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka dowladda iyo maamulkiisa, shirlii Muqdish [...]
Nabadoon caan ahaa oo ku geeriyooday Muqdisho

Nabadoon caan ahaa oo ku geeriyooday Muqdisho

Waxaa Magalada Muqdisho Maanta ku geeriyooday Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar oo ahaa guddoomiyaha guddiga la magac baxay badbaadada Jubbaland,kaas oo k [...]
Sucuudiga oo Somaaliya tageero u balan qaaday

Sucuudiga oo Somaaliya tageero u balan qaaday

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee magaalada Paris ee dalka France kullan k [...]
Sare ukac kuyimid Qiimaha khudaarta ee suuqa Bosaaso (dhegayso)

Sare ukac kuyimid Qiimaha khudaarta ee suuqa Bosaaso (dhegayso)

Qiimaha qudaarta ee suuqa Bosaaso ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn waxaan kiiladii Yaanyada lakala siisanayaa 40kun oo shlinka Soomaaliga ah, halka [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal. h [...]
Madaxweyne Deni“ Puntland waxaa laga fidiyay sumcad xumo, Hay’adaha dowladda waxa ay gabeen in ay dadkooda xaqiiqada dowladda uga waramaan” (dhegayso)

Madaxweyne Deni“ Puntland waxaa laga fidiyay sumcad xumo, Hay’adaha dowladda waxa ay gabeen in ay dadkooda xaqiiqada dowladda uga waramaan” (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Bosaaso ayaa sheegay in Puntland laga fidiyay sumcad xun oo ay qayb ka yihiin d [...]
Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay  (dhegayso)

Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan ayaa sheegay in kalfadhiga baarlamaanka Puntland uu furmi [...]
Sheekh  Daad: “Danta guud in loo midoobo shareecadaa ayaa nafaraysa, masaaliixda caamka ahna dowladda Puntland ayaa u xilsaaran” (dhegayso)

Sheekh Daad: “Danta guud in loo midoobo shareecadaa ayaa nafaraysa, masaaliixda caamka ahna dowladda Puntland ayaa u xilsaaran” (dhegayso)

Sheekha Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah Culimada Puntland oo hadal ka jeediyay kulankii Madaxweyne Deni iyo bulshada Bosaaso ayaa ka hadlay midnimada um [...]
Duqa Bosaaso“Xaaji Xasan Yuusuf wuxuu  gurigiisa dabaqa ah u dumiyay danta guud isagoo eegaya” (dhegayso)

Duqa Bosaaso“Xaaji Xasan Yuusuf wuxuu gurigiisa dabaqa ah u dumiyay danta guud isagoo eegaya” (dhegayso)

Duqa degmada Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka hadlaayay kulankii madaxweyne Deni iyo bulshada Bosaaso ayaa sheegay in Xaaji Xasan Yuusuf [...]
Al-shabaab iyo kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay gobolka  Bakool

Al-shabaab iyo kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay gobolka Bakool

Kooxda Macawiisley iyo kooxda AL-shabaab ayaa saaka waxa uu dgaal xoogan uu ku dhaxaxmaray deegaano ka kala tirsan gobolada Bakool iyo Hiiraan. Wa [...]
Wacaal Darey ah:  Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo ku shiraya Bosaaso

Wacaal Darey ah: Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo ku shiraya Bosaaso

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi ayaa shir degdeg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada, iyadoo la filayo in laga soo saaro go’aano culus. War [...]
1 1,476 1,477 1,478 1,479 1,480 2,824 17736 / 33881 POSTS