Al-shabaab iyo kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay gobolka  Bakool

HomeWararka

Al-shabaab iyo kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay gobolka Bakool

Kooxda Macawiisley iyo kooxda AL-shabaab ayaa saaka waxa uu dgaal xoogan uu ku dhaxaxmaray deegaano ka kala tirsan gobolada Bakool iyo Hiiraan. Wa

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Mareykanka oo ka hadlay duqaynta buuraha Golis Puntland (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kooxda Macawiisley iyo kooxda AL-shabaab ayaa saaka waxa uu dgaal xoogan uu ku dhaxaxmaray deegaano ka kala tirsan gobolada Bakool iyo Hiiraan.

Wararka ay helaysi idaacada Daljir ayaa sheegaya in dagaalkan uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii sida la shegay Kooxda la magac baxday Macawiisley ay weerar gaadma ah ku qaadeen Saldhigyo Alshabaab ay ku leeyihiin xadka kala qeybiya gobolada Bakool iyo Hiiraan.

Horjoogayasha Macawiislayda ayaa dalsan u sheegay in dagaalka ay ku qabsadeen si kooban deegaanada ay weerarka ku qaadeen,waxaa kale oo ay sheegeen in ay dileen xubno ka tirsan Shabaab hubna ay ka qabsadeen

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: