Mareykanka oo ka hadlay duqaynta buuraha Golis Puntland (daawo)

Mareykanka oo ka hadlay duqaynta buuraha Golis Puntland (daawo)

 

Mareykanka aya duqayn ka fuliyay deegaamada Camayra, Cusbolay iyo Hobato oo katirsan silsiladda buuraha Golis, dhacda deegaamo katirsan Qandala iyo Iskushuban ee gobolka Bari.

Maxamuud Cabdi Ibraahim oo warbixintaam soo tarjumay ayaa fahfaahinaya.

 

Duqayn Mareykanka uu ka fuliyay buuraha Golis Puntland iyo khasaaraha oo uu ka hadlay.Mareykanka ayaa duqayn ka fuliyay deegaamada Cammayra, Hobato iyo Cusboley oo ka tirsan gobolka Bari, waxaana duqayntan uu sheegay in lagu dilay dagaalamayaal katirsan Daacish Soomaaliya iyo Al-shabaab.Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa soo tarjumay, warbixintana soo jeedinaya.

Posted by Radio Daljir on Thursday, June 6, 2019

https://www.africanews.com/2019/06/06/us-airstrikes-continue-to-target-al-shabaab-isis-somalia-in-support-of-the-federal-government-of-somalia/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Charleswet 5 years ago

    daljir.com an astoundingpropose
    Just click on the vinculum under to prepare
    https://drive.google.com/file/d/1AWvK2k7wfRaItkrLIT3fcJDdQdo3J7ES/preview

  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    FAKE NEWS & IIDHEH MARAYKAN KASOO QAAD.
    CAASHA CABDALA WARAYSIGII AAD LA YEELATEEN DALJIROOW WAATAY INOO SHEEGTAY IN  ISIS-ta BUURAHA SANAAG KUJIRTA AY MACDAN KA QOTAAN BUURAHA MACDANTAASNA AY QAATAAN RAG CADAANA DABCAN RAGAAS CADAANKA AHI WAA UUN MARAYKAN IWM.
    MARKAA WAXAAD OGAATAAN WAX ARGAGAXISO LADHAHAA MA JIRTO,HADAYSE JIRTO WAXAY HOOS TAGAAN WASHINGTON DC & TEL AVIV.
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    DONALD TRUMP SAY:”OBAMA HE FOUNDED OF ISIS…
    TRUMP SAYS:”ZOINESTE CREATED ISIS,H.CLINGTON CREATED ISIS WITH OBAMA!!.true story,recoding.
    ISRAL DID 9/11 & IN SIDE JOB.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO (ANTI. MUSLIMS AGENDA).
    TERROR IS NOT ISLAMICE & MUSLIMS.SURE,IWEYDII ANIGA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com