Duqa degmada Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka hadlaayay kulankii madaxweyne Deni iyo bulshada Bosaaso ayaa sheegay in Xaaji Xasan Yuusuf oo kulahaa guri dabaq ah magaalada Bosaaso uu udumiyay danta guud kadib markii gurigiisa uu saddax Mtr waddada ka soo galay.

Dhegayso.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *