Axmed Madoobe “Hanaanka dayn cafinta Soomaaliya ma suurtageli doonto inta ay Villa Soomaaliya ay ku tumanayaan shirciga dalka”(dhegayso)

HomeWararka

Axmed Madoobe “Hanaanka dayn cafinta Soomaaliya ma suurtageli doonto inta ay Villa Soomaaliya ay ku tumanayaan shirciga dalka”(dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka dowladda iyo maamulkiisa, shirlii Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya. Madaxweyne Axmed Madoobe waxa uu sidookale uu sheegay in hanaanka dayn cafintu uusan dhaqan galidoonin inta Madaxda Villa Soomaaliya joogta ay ku tumanayaan shirciga dalka. Dhegayso.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan
Dowladda Federaalka oo Wafdi u dirtay Shir ka furmaya Imaaaradka (Sawiro)
Macalimiin Garoowe tababar lagu soo xiray (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka dowladda iyo maamulkiisa, shirlii Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxa uu sidookale uu sheegay in hanaanka dayn cafintu uusan dhaqan galidoonin inta Madaxda Villa Soomaaliya joogta ay ku tumanayaan shirciga dalka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: