Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

Ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Arbaco ah ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee caasimadda KMG ah ee maamulka Koo

R/ W Khayre “Mas’uuliyaddu maahan oo kaliya Shaqaadaada, Waa in aad sheegtaa Waxkasta oo dhib ku ah Dawladnimadeena.”
Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)
Khudbadda Musharax Madaxweyne Asad Cismaan Diyaano

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Arbaco ah ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Socdaalka ra’iisul wasaaraha ayaa laga dareemayaa magaalada Baydhabo, halkaasi oo amaanka si’ aad ah loo adkeeyey.

Arimaha la dagaalanka Al-shabaab iyo nabad galyada ayaa la filayaa inuu ra’iisul wasaaraha uu kala hadlo madaxda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: