Duqa degmada Gaoowe oo ka hadlay burburinta dhismayaal sharci daro ah.(Daawo)

Duqa degmadda Garoowe ee Caasimadda Puntland oo maanta Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay burburinta dhismayaal sharci darro ah iyo banaynta dhulka dowladda.

Warbixintan Wariye Khadar Cawl ayaa diyaariyeey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com