Category: Wararka

1 1,474 1,475 1,476 1,477 1,478 2,819 17712 / 33825 POSTS
Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo kormeeray Taliska Asluubta & Xabsiga dhexe ee Garoowe. ( dhegayso| Daawo )

Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo kormeeray Taliska Asluubta & Xabsiga dhexe ee Garoowe. ( dhegayso| Daawo )

Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo uu wahelinayo Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan ayaa maanta kormeeray Taliska asluubta iyo [...]
Maamulka Jubbaland oo qaadacay shirka Maalgashiga ee ka socda Muqdisho.(Daawo)

Maamulka Jubbaland oo qaadacay shirka Maalgashiga ee ka socda Muqdisho.(Daawo)

Maamulka Jubbaland ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galayaan [...]
Khilaafka Jubbaland iyo DFS (Qormo)

Khilaafka Jubbaland iyo DFS (Qormo)

Runtii dhamaan Bulshada reer Jubland waxay qabaan walaac badan oo Ku Saabsan Arrinta Siyaasiga ah ee Ka Jirta Jubland iyo Dawladda , waxanna Muhiim Ah [...]
Shacabka deegaanka Arilays  oo  dhaqaale ku wareejiyay guddiga dhimaha waddada   Burtinle (dhegayso )

Shacabka deegaanka Arilays oo dhaqaale ku wareejiyay guddiga dhimaha waddada Burtinle (dhegayso )

Guddiga dhismaha waddada Burtinle ayaa maanta deeq lacageed oo gaaraysa 9 Malyan oo shilinka Soomaaliga ah ka gudoomay shacabka deegaanka Arilays ee [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Amnesty: Mareykanka Dad rayid ah ayuu duqeyn kula beegsaday Somalia”

Amnesty: Mareykanka Dad rayid ah ayuu duqeyn kula beegsaday Somalia”

Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Mareykanka waxaa ay ku eedeysay in duqeymaha uu inta badan ka fuliyo deegaano kamid a [...]
Shirkii Maalgashiga Somaaliya oo Muqdisho maanta ka furmay

Shirkii Maalgashiga Somaaliya oo Muqdisho maanta ka furmay

Magalada Muqdisho waxaa ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya,waxaana ka qeyb-gelaya in ka badan 50 Dowladood oo dhammaan taageera Soomaaliya [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Duqa Bosaaso oo maanta  daahfurnay barnaamijka Data Base Systemka ee Laga guurayo habkii hore ee maaraynta dhulka

Duqa Bosaaso oo maanta daahfurnay barnaamijka Data Base Systemka ee Laga guurayo habkii hore ee maaraynta dhulka

Hoolka dowladda hoose ee degmada Bosaaso waxaa maant lagu daahfuray barnaamijka Data Base Systemk, kaas oo ay degmada uga guurayso habkii hore ee maar [...]
Wargeyska Daily Nation oo Bannaanka soo dhigay rajo-xumada Kenya ee sheegashada Baddeenna Soomaaliya

Wargeyska Daily Nation oo Bannaanka soo dhigay rajo-xumada Kenya ee sheegashada Baddeenna Soomaaliya

Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoraya in Kenya ay ku guuldarreysatay inay Soomaaliya heshiis saaxiibtinimo la gaarto. Wargeyska [...]
1 1,474 1,475 1,476 1,477 1,478 2,819 17712 / 33825 POSTS