Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Qatar baaq nabadeed oo afka ah kama rabno ee waxaa ka dalbaneynaa inay joojiso lacagta kaashka ee ay ku maalgelineyso madaxweyne Farmaajo

HomeWararka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Qatar baaq nabadeed oo afka ah kama rabno ee waxaa ka dalbaneynaa inay joojiso lacagta kaashka ee ay ku maalgelineyso madaxweyne Farmaajo

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn uga hor-yimid baaqii ka soo yeeray dowladda Qatar ee ay dhowaan u

DIMISHIQ: Qaraxyo lagu dilay 14 Askari oo katirsan Ciidamada Suuriya
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn uga hor-yimid baaqii ka soo yeeray dowladda Qatar ee ay dhowaan u jeedisay dhinacyada isku haaya siyaasadda Soomaaliya.

C/raxmaan C/shakuur ayaa ku eedeeyay dowladda Qatar inay dhaqaale ku bixineyso duminta dowlad goboleedyada, lana caburinayo mucaaradka.

“Qatar baaq nabadeed oo afka baarkiisa kama rabno ee waxaa ka dalbaneynaa inay joojiso lacagta kaashka ee ay ku maalgelineyso maamulka Farmaajo oo lagu duminayo dowlad goboleedyada, lana caburinayo Mucaaradka, laguna laaluushayo Hey’addaha dastuuriga ah ee la xisaabtami lahaa Xukuumadda”ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur.

Sidoo kale waxaa uu ku eedeeyay dowladda Qatar inay maalgelisay warbixin laga qoray xaalada xuquuqda aadanaha Soomaaliya.

“Qatar waxay maalgelisay warbixin laga qoray xaalada xuquuqda aadanaha Soomaaliya si loo qurxiyo sumcada maamulka Villa Somalia ee ay Qatar maalgeliso, si loo qurxiyo sumcada maamulka Villa Somalia ee ay Qatar maalgeliso, sida uu hadalka u dhigay, Qatar wax kale kama rabno ee maalka faasidka ha naga dayso”ayuu mar kale yiri.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    WAXAABA AYAAN DARO AH IN INA C/SHAKUUR LA DHAGAYSTO,WAAYO?SOOW KII MAAHA BADA HUNGUREEYEY!!!.TAARIIKHDA WAA INAYNU WAX KA FAA’IIDNAA,QOF WALBANA TAARIIKHDIISA LAGU ABAAL MARIYAA.
    INA C/SHAKUUR,INA C/RASHIID WAA LABA TUUG OO UAE HORGALO U AH.GO FUCK YOUR SELF.YOU ARE T***F.
    QATAR WAXAY KA MID TAHAY KUWA FANGAREEYA ISIS,ALSHABAB,LKN QATAR DFS BAY TAAGEERTAA WAANA SOO DHAWAYNAYNAA TAAGEERADA DFS AY SIISO.,LKN WAXAA NOOGA SII XUN UAE,OO IYABA FANGARAYSA ISIS,ALSHABAB DFS-na CANJARAFAYNAYSA,KHAYRAADKAYAGIINA RABTA INAY BOOBTO.
    ISKA JIR=ATTENSSION:
    UAE WAA ALSHABAB,ISIS OO AAN BIYO ISMARIN=(ALMACNAWIYAN WAA CADOWGA KOOWAAD EE QARANIMADA SOMALIYA).
    INA C/SHAKUUR WAAJIBKIISU WUXUU AHAA INUU XABSI KU JIRO HADEER!!!.LKN MACALASAF WUXUU KA FAA’IIDAY BURBURKA DALKA & DFS EE AWOODA DARAN.

DISQUS: