DFS oo ku dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo (Daawo)

HomeWararka

DFS oo ku dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo (Daawo)

Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay. Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la hadlay Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa sheegay in dowladdu fasaxday duulimaadyadii rayidka ahaa, kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo sida uu yiri. Hoos ka daawo.

Wariye Madaxbannaan oo Daljir uga warramay dagaalka deegaanka Caad ee Xarardheere (dhegayso)
Maraykanka oo jaray kalmaadi uu siin jireen Pakistaan
Soomaaliya Baarlamaan noocee ah ayay u baahantahay ? (Waraysi)

Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la hadlay Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa sheegay in dowladdu fasaxday duulimaadyadii rayidka ahaa, kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo sida uu yiri.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: