Wariye Madaxbannaan oo Daljir uga warramay dagaalka deegaanka Caad ee Xarardheere (dhegayso)

HomeWararka

Wariye Madaxbannaan oo Daljir uga warramay dagaalka deegaanka Caad ee Xarardheere (dhegayso)

Xiisad dagaal ayaa wali ka tagan degaanka Caad oo qiyaastii 60KM kaga beegan dhanka koonfureed degaanka Xarardheere ee gobalka Mudug, iyado halkaas ma

Arday Abaalmarino lagu gudoonsiyaay Qardho (dhegayso)
Xiisadda Baladwayne ee dilka sarkaal katirsanaa ciidamada (dhegayso)
Jubbaland iyo Puntland oo hakiyay ka qeybgalka shirarka Wasaarada Maaliyadda ee Deyn Cafinta

Xiisad dagaal ayaa wali ka tagan degaanka Caad oo qiyaastii 60KM kaga beegan dhanka koonfureed degaanka Xarardheere ee gobalka Mudug, iyado halkaas maanta ku dagaalameen maleeshiyo beleed deegaanka iyo Ururka Alshabaab.

Dagaalkas ayaa waxaa uu sababay khasaaro isugu jirra dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray Alshabaab iyo dadka deegaanka.

Wariye Madaxbannaan oo lagu magacaabo Sharmarke Suuley oo ku sugan Cadaado ayaa Radio Daljir uga waramay khasaaraha dagaalka ka dhashay iyo sababta keentay dagaalka, isagoo sidoo kale nooga warramay xiisad ka tagan magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: