Xiisadda Baladwayne ee dilka sarkaal katirsanaa ciidamada (dhegayso)

HomeWararka

Xiisadda Baladwayne ee dilka sarkaal katirsanaa ciidamada (dhegayso)

Xiisad ayaa wali kajirta magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ka dhalatay kadib dil loo gaystay Col. Maxamed Macow oo ahaa taliyihii qay

Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Maanta Tagay Tukaraq (Sawiro)

Xiisad ayaa wali kajirta magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ka dhalatay kadib dil loo gaystay Col. Maxamed Macow oo ahaa taliyihii qaybta booliska gobolka Hiiraan, xilli uu socday dibadbaxyo looga soo horjeeday eedaymo lagu soo oogay guddoomiyihii hore gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

Guddoomiye kuxigeenka arrimaha siyaasadda iyo amniga Baladwayne   Xasan Ibraahin Cabudule  ayaa warbaahinta Daljir u sheegay in aan wali la’aasin sarkaalka la dilay, waxaana uu sheegay inay wadaan baaritaan oo guddi gaar ah loo xilsaaray.

Dibaxbaxyo ka dhan ah madaxwaynaha Hirshabelle ayaa maanta kadhacay Baladwayne.

Hoos kadhegayso waraysiga oo ay la yeelatay Hodan Sulub Diini,  Xasan Ibraahin Cabudule  oo ah kuxigeenka amniga iyo siyaasadda Baladwayne.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: