Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay

HomeWararka

Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay

Kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Yurub, kuxigeenk Midowga Afrika iyo diblomaasiyii

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo dhuusomareeb gaaray
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Bulshada Gobalka Sanaag oo FARRIIN u diray Madaxda Puntland (dhegayso | daawo)

Kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Yurub, kuxigeenk Midowga Afrika iyo diblomaasiyiin kale ayaa maanta socdaal ku tagay Baydhabo.

Xubnaha wafdigan ayaa waxa ay la kulmeen Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen iyagoo ka wada hadlay arrimaha siyaasadda, amniga, doorashooyinka, xuquuqda aadanaha iyo arrimo kale.

Kulankan ayaa waxaa si weyn loogaga hadlay xaqiijinta shirka looga balansanyahay 20 bishan in uu ka dhaco caasimada dalka ee Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: