Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Maanta Tagay Tukaraq  (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Maanta Tagay Tukaraq (Sawiro)

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta tagay degaanka Tukaraq oo Garoe u jirta 70 KM horeyna ula W

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Darawalkii gaadhigii lagu soo qabtay Faysal Cabdi Botaan oo ka warbixiyey habkii loo qabtay Jananka
Badhan: Sidee ku heli kartaa garoon cusub oo roog ah?

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta tagay degaanka Tukaraq oo Garoe u jirta 70 KM horeyna ula Wareegeen Ciidamadda Somaliland.

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa kaso amba baxay Magaaladda Laascanood ee gobalka Sool,waxayna booqdeen Xarumaha iyo Fariisamaha Ciidanka Somaliland kasamaysteen degaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Imaanshaha Madaxweynaha Ku xigeenka ee Tukaraq ayaa noqotay mid an la filayn ,waxaana wararku shegayaan in xaaladda adag oo coladeed kajirto Tukaraq,waxaana Ciidamadda Puntland shegeen in guud ahaan Gobalka Sool kala wareegi donaan Ciidamadda Somaliland.

Hoos kadaawo Sawiradda Saylici

S

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: