MAANHADAL: Natiijada kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata (dhegayso)

MAANHADAL: Natiijada kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhagaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal ,todobaadkan barnaamijka waxaa ku soo qadanaynaa Kulankii dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru kenyata ,kaas oo ku dhamaaday Natiijo la’aan.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com