Category: Wararka

1 1,438 1,439 1,440 1,441 1,442 2,820 17280 / 33831 POSTS
Khayre oo soo xiray Shir ka socday Magaaladda Muqdisho (Daawo)

Khayre oo soo xiray Shir ka socday Magaaladda Muqdisho (Daawo)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirka agaasimayaasha guud ee wasaarahada he [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Wacaal Darey ah:  Madaxweynaha  Puntland oo kulan deg deg ah layeeshay wasiirka maaliyada

Wacaal Darey ah: Madaxweynaha Puntland oo kulan deg deg ah layeeshay wasiirka maaliyada

Madaxwaynaha Dawladda puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hawlo shaqo u yimid Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magaalada Caasimada [...]
Xildhibaan Cawil Daad ” Madaxweyne Deni waxaan ku kala baxaynaa Dastuurka Puntland” (dhegayso)

Xildhibaan Cawil Daad ” Madaxweyne Deni waxaan ku kala baxaynaa Dastuurka Puntland” (dhegayso)

Xildhibaano  katirsan baarlamaanka Puntland  oo uu kamid ahaa xildhibaan  Cawil Daad   oo maanta madaxweyne Deni su'aal uu waydiiyay sababtay in uu ka [...]
Senator Farole”Culimada Waxaan leeyahay Hadaad siyaasad rabtaan Kitaabka meel soo dhigta” ( dhegayso)

Senator Farole”Culimada Waxaan leeyahay Hadaad siyaasad rabtaan Kitaabka meel soo dhigta” ( dhegayso)

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud”Faroole” oo Khudbad ka jeedinaayay Falfadhiga baarlamaanka Puntland oo maanta ka [...]
Faahfaahin: Dil xalay ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Faahfaahin: Dil xalay ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare ayaa Waraysi uu siyeey Radio daljir wuxuu faahfaahin ka siyeey dil xalay Magaaladda Gaalkacyo lagu gee [...]
Toos: kalfadhigii 45aad ee golaha wakiilada Puntland

Toos: kalfadhigii 45aad ee golaha wakiilada Puntland

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/1468158780000548/ [...]
Madaxweynaha  Deni oo si  caro leh uga baxay xarunta baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Deni oo si caro leh uga baxay xarunta baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si Caro leh uga baxay xarunta baarlamaanka maamulka Puntland ka dib markii uu buuq ka dhashay Su’aa [...]
Dowladda oo Ciidamo dheraad ah geeysay Magaaladda Dhuusamareeb

Dowladda oo Ciidamo dheraad ah geeysay Magaaladda Dhuusamareeb

Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah oo ah kuwa sida gaarka u tababaran geysay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug si ay qe [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan soo Dhaweyn ah la Qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan soo Dhaweyn ah la Qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen [...]
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Buhoodle ka soojeedinaya Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle [...]
1 1,438 1,439 1,440 1,441 1,442 2,820 17280 / 33831 POSTS