Wacaal Darey ah:  Madaxweynaha  Puntland oo kulan deg deg ah layeeshay wasiirka maaliyada

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Madaxweynaha Puntland oo kulan deg deg ah layeeshay wasiirka maaliyada

Madaxwaynaha Dawladda puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hawlo shaqo u yimid Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magaalada Caasimada

War-Murtiyeed ka soo baxay Beelaha Warsangeli, Cumar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo la soo gaba gabeeyay iyo eedeesanayaashii oo dil lagu xukumay

Madaxwaynaha Dawladda puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hawlo shaqo u yimid Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magaalada Caasimada.

Madaxwaynaha waxaa xarunta Wasaaradda Maaliyadda ku soo dhoweeyay madaxda Wasaaradda oo uu hurmuud ka u yahay Wasiirka Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi.

 

Kulan gaara oo ay wada qaateen Madaxwaynaha iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa looga wada hadlay shaqada Wasaaradda.

Kormeerkan shaqo ee Madaxwaynaha waxa weheliyay xubno ka tirsan labada gole ee Dawladda puntland.

Sawiro.

 

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: