Xildhibaan Cawil Daad ” Madaxweyne Deni waxaan ku kala baxaynaa Dastuurka Puntland” (dhegayso)

Xildhibaan Cawil Daad ” Madaxweyne Deni waxaan ku kala baxaynaa Dastuurka Puntland” (dhegayso)

Xildhibaano  katirsan baarlamaanka Puntland  oo uu kamid ahaa xildhibaan  Cawil Daad   oo maanta madaxweyne Deni su’aal uu waydiiyay sababtay in uu kabaxo  hoolka baarlamaanka iyadoo aan lafasaxin sida uu Dastuurku qabo ayaa sheegay in madaxweynaha  hanjabaadiisa ay kaga aarsan doonaan Dastoorka Puntland udagsan,taas oo ka dhigan in maalmaha soo socda lafilan karo mooshino iska soo hor jeeda.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com