Senator Farole”Culimada Waxaan leeyahay Hadaad siyaasad rabtaan Kitaabka meel soo dhigta” ( dhegayso)

Senator Farole”Culimada Waxaan leeyahay Hadaad siyaasad rabtaan Kitaabka meel soo dhigta” ( dhegayso)

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud”Faroole” oo Khudbad ka jeedinaayay Falfadhiga baarlamaanka Puntland oo maanta ka furmay magaalada Garoowe ayaa waxa uu ka sheegay in Culimadda ay fiican tahay in aysan Siyaasada ka hadlin.

Waxaa uu sheegay in Puntland ay jiraan dad badan oo dhibaatooyin ku haya oo loo baahan yahay in laga qabto, islamarkaana si wadajir ah loo ilaaliyo Midnimada Shacabka degaanada maamulka Puntland.

“Culumada Waxaan leeyahay Hadaad siyaasad rabtaan Kitaabka meel soo dhigta midka siyaasada soo qaata laakiin idin ka yeeli mayno in aad masaajidada dadka faraha kaga fiiq fiiqdaan idinka waana laydinku fiiqayaa waana iska kiin celinayna amba sheikh baan ahay ima harowsan kartaan” ayuu yiri Senator Faroole.

Dhegayso.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Ma kitaab aan ka kitaabka allah ahayn ayaa jira subxaaballah war odeyga maxaa ka soo yeeray 

  • Hadal habred kama dhamado sidasan yelay

  • Mumin 5 years ago

    Subxanalah. Sharciga islaam ka meshi looga tagay oo dastuur insaan anoo kala ay qoreen ilahey ima joojiyo. In kasto anigu aanan sheeq ahayn.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com