Madaxweynaha Deni oo si caro leh uga baxay xarunta baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha  Deni oo si  caro leh uga baxay xarunta baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si Caro leh uga baxay xarunta baarlamaanka maamulka Puntland ka dib markii uu buuq ka dhashay Su’aal uu weydiiyay Xildhibaan ka mid ah baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo Xildhibaan Cawil Daad.

Xildhibaanno ayaa madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ugu baaqay in ay is casilaan isaga oo sheegay in ay fashilmeen.

Madaxweyne Deni oo isaga oo xanaaqsan xildhibaannada u jawaabay ayaa isla markiiba ka baxay golaha isaga oo xanaaqsan.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad hor taagan horumarka Puntland oo Xildhibaankaasi uu ka mid yahay, isagoo sheegay in xildhibaanka laga rabo Cadeymo.
Madaxweyne Deni ayaa yiri” xildhibaan Cawil waxaa looga fadhiyaa cadeynteeda inuu keeno Masaajidada layga soo qunuuday” (Habaaray)”

Dhegayso.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com